Geela
Samatar Baxnaan, (DH)
1.aqalaale maantii asqiyo oonka lala riiqday.
2.umulaha mantagay maantii loo afdhaqi waayay .
3.aagaan karuuraa kuu sudhnayd awrka kuu rarane.
4.intii aad dhintana dhay kalay ku iltiraayeene.
5.aar laaga geela ah naftaa lagu ilaa shaaye.
6.kolay aabahaa tahay nin kale looma aamino e.
|